Warakii Ugu Dambeeyay

Daawo: Qunsulka Itoobiya Garowe u fadhiya oo Sheegay War laga Naxay

Garowe:Qunsulka Dowlada Itoobiya u fadhiya Garoowe  oo ka Hadlay Dagaalada ka dhacay Magaalda Gaalakacyo ayaa sheegay in markasta Puntland  laga gardarnaado islamarkaana aanay aqoonin gardareysi .

“Waxan Halkan ka xaqiijinayaa Dagaal kasta oo dhaca in puntland looga gardaranyahay oo aanay aqoon gardarada iyada iyo shacabkeedaba” saas waxa yiri Wakiilka garoowe  u jooga dalkaasi Itoobiya.
Mr, Asmalaash ayaa sheegay in ay dawladda Itoobiya ay il gaar ah ku hayso Dagaalada Ka Socda Magaalda Gaalkacyo ay garab taagan tahay Puntland.

Nagala Soo Xiriir:- [email protected].com