Warakii Ugu Dambeeyay

Dagaal lagu Hoobtay oo ka dhacay Gobolka Gado

2-620x330-1

CEEL-WAAQ:- Wararkii ugu dambeyay ee naga soo gaaraya deegaan 60km ujira degmada ceelwaaq ee gobolka gado ayaa waxa ay sheegayaan in ururka Shabaab ay weerar Culus ku qaadeen Kolnyo Ciidamo kenyaan ah oo marayay deegaan duledka ka ah Ceelwaaq Dadka deegaanka ayaa waxa ay inoo sheegeen inay Maqlayeen dhawaqa madaafiic ay iswedaar sanayeen dhinacyada ku dagaalamay duledka Ceelwaaq waxa ay sidoo kale dadka ay sheegayaan inuu jiro dhimasho iyo dhaawac oo soo kala gaaray Ciidamada Kenya iyo Shabaab.

Maamulka degmada ceelwaaq oo aan lahadalnay waa ay ka gaabsadeen inay Faah Faahin kabixiyaan dagaalkii culusaa ee dhexmaray Kenya iyo Shabaab.

La soco Wixii Dheeraad ah Tabiyenews.com

 

 

Nagala Soo Xiriir:- [email protected]