Warakii Ugu Dambeeyay

Dhageyso: Cabdi Qaybdiid oo shaaciyey Musharax uu Codkiisa Siinayo

Cabdi Xasan Cawaale (Qaybdiid) oo kamid ah hogaamiyayaashii soo maray Galmudug haatana kamid ah xildhibaanada aqalka sare ee barlamaanka Soomaaliya ayaa fariin u diray golayaasha barlamaanka.

Cabdi Qaybdiid ayaa ugu baaqay xildhibaanada labada aqal inay doortaan qof dalka ka saari kara xaaladda uu kusugan yahay aysana fiirin dhaqaale ay ka qaataan musharixiinta loolamaya.

Halkaan ka Dhageyso 

Nagala Soo Xiriir:- Info@Tabiyenews.com