Warakii Ugu Dambeeyay

Dhageyso: Farmaajo oo Banaanka keenay Sirta ka dambeesa Kaarka Aqoonsiga ay Dowlada ku amartay Dadka Muqdisho in ay Sameestaan

Ra’iisla Wasaarihii Hore ee Dowladii KMG aheyd Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa waxa uu ka hadlay Kaarka Aqoonsiga ay Dowlada Federaalka ku amartay dadka in ay sameystaan.

Farmaajo ayaa sheegay in ay is weydiin Mudan tahay sababta keentay in hada dib loo cusboonsiiyo Qaadashada Kaarka Aqoonsiga Muwaadin,waxana uuna sheegay in Dan Gaar ah laga lee yahay sida uu sheegay.

Dhanka kale Farmaajo waxa uu ka digay in handiyada Dad weynaha lagu tagri falo maadaama uu sheegay in Madaxda ay ku galayaan Doorashada Sanadakaan.

Halkaan ka Dhageyso  

Nagala Soo Xiriir:- [email protected]