Warakii Ugu Dambeeyay

Doorashada Aqalka Sare oo Maanta ka bilaabatay Muqdisho

Doorashada

Muqdisho:- Magaalada Muqdisho Waxaa maanta ka bilaabatay doorashada xubnaha Aqalka Sare ee ka soo galaya Goballada Waqooyi ee dalka.

Ilaa iyo Lix kursi oo ka mid ah kuraasta Goballada Waqooyi ayaa maanta lagu tartamayaa, sida ay shaaciyeen guddiga Doorashayooyinka.

Waxaana hadda socota codayta xubnahaasi oo ay hadda ladoortay dowr xubnood oo kasoo jeeda Goballada Waqooyi ee dalka.

Lasoco wixii dheeraad ah Tabiyenews.com

 

Nagala Soo Xiriir:- Info@Tabiyenews.com