Warakii Ugu Dambeeyay

Guuleed oo qaadacay Xil ka qaadis Lagu sameeyay

guuleed

Cadaado:- Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo shir”jaraaid ku qabtay magaalada muqdisho ayaa sheegay in waxii ka dhacay Magaalada Cadaado ay yihiin Fowdo iyo Sharci daro  islamarkaana uusan Aqbaleyn waxii ka soo baxay Magaalada Cadaado.

Madaxweyne Guuleed ayaa sidoo kale sheegay in Fowdada ay soo abaabuleen Dad Cadaw ku ah Reer maamulka Galmudug.

Jawaabta deg dega ah ee kasoo baxay Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed waxa uu imaanayaa xili ay manta 54 Mudane oo kamida Baarlamaanka Galmudug ay kalsoonidii kala laabteen madaxweynaha Galmudug.

 

 

Nagala Soo Xiriir:- Info@Tabiyenews.com