Warakii Ugu Dambeeyay

Jeedinta Khudbadaha Musharixiinta Guddoonka Baarlamaanka oo ka socota Muqdisho

Xildhibano cusub

Muqdisho:- Xarunta Golaha Shacabka ee Muqdisho waxaa hadda si rasmi ah uga bilaabatay khudbadaha ay jeedinayaan Musharaxiinta u taagan qabashada xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya iyo sidoo kale ku xigeenadiisa.

Xubnaha utaagan xilalkaasi waxa ay gaarayaan Ilaa 22-Musharax ayaa u taagan Sadexda xil guddoon baarlamaanka.

Waxaa lagu wadaa inay dhacdo Doorashada guddoonka baarlamaanka ee Soomaaliya {11-ka iyo 12-ka Bishaan}

Lasoco wixii dheeraad ah Tabiyenews.com

Nagala Soo Xiriir:- [email protected]