Warakii Ugu Dambeeyay

Kareena Kapoor oo la Ogaaday in ay uur lee dahay, Hadaba yaa u yeelay

Atriishada Bollywood Kareena Kapoor Khan  oo maalmahan ay saxaafadda ka hadleysay uurkeeda ay u leedahay ninkeeda Saif Ali Khan ayaa ugu dambeyn ka dhawaajisay in ay xaqiiqo tahay, waxeyna soo bandhigtay uurka oo u muuqda mid aan qarsoomeyn. iyadoo la weydiiyay sida ay u aragto qaabka hooyanimada iyo rajada cunugeeda, waxeyna ku jawabatay haa waxaan xertaa dhar nafis ii leh oo igu soo baxaayo waana u bogay qaabka hooyanimada labiska ah oo dhar marwo ii ekeysiinaya in aan qaato waa ku farxay.

Saif Ali Khan: Kareena Jaceylka ayay wax ka taqaanaa, wayna hormarisay Nolosheyda

Sheeko dhexmartay Kareena, Saif Ali Khan & Bush

Filimka F.A.L.T.U oo kulmiyay 30 Jilaa

Kareena ayaa soo muuqatay iyadoo xayeysiin u smaeyneysa kalar timaha ah kadibna munaasabad fashion aheyd oo lagu magacaabayay Lakme Fashion Week.

 

Nagala Soo Xiriir:- [email protected]