Warakii Ugu Dambeeyay

Kulan Amaanka looga hadlayay oo Ka dhacay Degmada Baraawe

ugan

Baraawe:- Taliyaha Milaterigga Wadanka Uganda General Katumba Wamala oo maal mahaan ku sugnaa dalka oo shalay booqasho ku tegay Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelada Hoose

Taliyaha Milaterigga Wadanka Uganda General Katumba Wamala waxa uu kulamo laqaatay Saraakisha Ciidamadda Xoogga dalka iyo kuwa AMISOM waxa uuna kala hadlay xoojinta amaanka iyo la Dagaalanka Shabaab.

General Katumba Wamala waxa uu warbixin ka dhageystay Saraakisha Ciidamadda Xoogga dalka iyo kuwa AMISOM oo ka warbixiyay wada shaqeynta labada dhinac.

Degmada Baraawe ee Gobolka Shabeelada Hoose waxaa dhowrjeer ka dhacay weeraro aad u culusaa oo ay shabaab kusoo qaadayeen saldhigyada ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.

 

Nagala Soo Xiriir:- Info@Tabiyenews.com