Warakii Ugu Dambeeyay

Magacyada iyo Qabiilada ay ka soo jeedaan Gudiga Doorashoo ee sanadakaan Aqriso

Waxan halkan idin kugu soo gudbinaysa gudiga doorshada ee madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud uu magacaabay iyo qabiilada ay ka soo jeedaan.

Xubnahaan ayaa wali waxaa jira dhaliilo badan oo loo jeedinayo qaabka loo soo xulay in kastoo dowlada Soomaaliya ay u gudbisay beesha caalamka.

Halkaan ka Akhriso Magacyada Gudiga iyo Beelahooda.

1-Cabdiraxmaan Maxamed Xuseen Odowaa Wasiirka Arimaha Gudaha ee dowlada Soomaaliya (Hawiye Habargidir)

2-Maxamed Jaamac Mursal Wasiirka Wasiirka isgaarsiinta (Daarood Ogaden)

3-Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen Wasiirka Dastuurka (Digil Dabare)

4-Sahra Maxamed Cali Samatar Wasiirka Haweenka ( Beesha Sanaad)

5-Maxamed Cabdi Xayir Wasiirka Warfaafinta (Dir isaaq habarjeclo)

6-Saalax Axmed Jaamac , Aqoonyahan (Wali lama haayo)

7-Maxamed Kaynaan , Aqoonyahan (Wali lama haayo)

8-Nafiisa Geedi Santuur, Aqoonyahan (Wali lama haayo)

9-Cabdiraxmaan Xaashow , Aqoonyahan (Wali lama haayo)

10-Barlin Cadami , Aqoonyahan (Wali lama haayo)

Shantaan aqoonyahan wali mid mid looma oga qabiiladooda laakiin waxaa la aaminsanyahay in loo qaybiyay shanta beeleed ee Soomaaliyeed sida HAWIYE, DAAROOR, DIR, DIGIR-MIRIFLE iyo BEESHA SANAAD.

 

11-Cabdiweli Xersi Cabdulle (Daarood Majeerteen)

12-Saadiq Abshir Garaad , Aqoonyahan PL (Daarood)

13-Aadam Ibraahim Aw-xirsi , Wasiir Jubaland (Beesha Mareexaan, Reer Diini).

14-Cabdicasiis Shiikh Xuseen Dayib, Aqoonyahan JL (ogaden)

15-Cabdiraxmaan Aadan sate , Wasiir Koonfur Galbeed (Digil iyo Mirifle)

16-Maxamed Cabdi Nuur, Aqoonyahan KG (Aqoonyahan ka soo galay koofur galbeed)

17-Xuseen Qaasim Yuusuf , Wasiir Galmudug (Murusade)

18-Cabdulaahi Salaad Yarow, Aqoonyahan GM (Habargidir Cayr)

19-Axmed Maxamed Siciid, Somaliland (Somaliland)

20-Fardowsa Maxamed Ducaale , Somaliland (Somaliland)

21-Aamina Cabdulaahi Dheerow, Gobolka Hiiraan (Xawaadle)

22-Raaxo Maxamed Janaqow, Gobolka Sh/dhexe. (Abgaal)

 

 

 

 

Nagala Soo Xiriir:- [email protected]