Warakii Ugu Dambeeyay

Mooto ay saaranyihiin Walxaha Qarxa oo lagu qabtay Gobolka Shabeellaha Hoose

NISA-NISA

Afgooye:- Ciidanka Nabad Sugidda Qaranka ayaa degmada Afgooye ee Gobalka Shabeellaha Hoose ku qabtay Mooto ay saarnaayeen walxaha Qarxa, sida ay sheegeen saraakiil ka tirsan NISA.

Mootadaan oo ahayd nuuca loo yaqaano Dhugdhugleyda ayaa waxaa saarnaa walxaha Qarxa oo ay ka mid ahaayeen Jaakado ay Qaraxyo ku xiranyihiin.

Saraakiisha NISA ayaa waxa ay tilmaameen  in gacanta lagu haayo hadda Mootada iyo Ninkii waday, waxayna sidoo kale ay sheegeen inay baaritaano socdaan.

Lasoco wixii dheeraad ah Tabiyenews.com

Nagala Soo Xiriir:- Info@Tabiyenews.com