Warakii Ugu Dambeeyay

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug oo xilkii laga qaaday

gaas

Mudug:- Wararka ka imaanaya gobolka Mudug waxa ay sheegayaan in Madaxweyne Gaas uu taliye cusub u soo magacaabay ciidanka booliska gobolka Mudug, kadib marki xil ka qaadis lagu sameeyay taliyihii qeybta booliska gobolkaas gaashaanle sare Cabdiwaaxid Cabdulle Warsame.

Madaxweyne Gaas waxa uu Xilkaan u magacaabay Kornayl Cismaan Xasan Cowke (Afdalow) oo horey u ahaa taliyihii ciidanka birmadka Puntland, balse markii dambe xilkaas looga qaaday rabshadihii dhexmaray isaga iyo taliyihii hore ee ciidanka booliska Puntland Gen. Afgaduud.

 

 

 

 

 

Nagala Soo Xiriir:- Info@Tabiyenews.com