Warakii Ugu Dambeeyay

Warbaahinada Caalamka” Maryan Nuux waxa ay u Orodday sidii gabdhaha dhigta iskuullada sare

IMG_FEAF8F-D3E5C8-91FACF-BF6AFF-1A3D0B-30A8D1

Maqaalad ay qortayin  jariiradda caanka ah ee Washington Post ayay ku sheegtay Maryan Nuux oo u tartamaysay Soomaaliya ay soo bandhigtay orodka lamidka ah gabdhaha dugsiyada sare.

Waxay awoodi wayday inay judhiiba karaar qaadato oo hablaha kale u dhawaato, waxayna timid xariiqinta guusha xilli gabdhihii kale ay nasanayeen.

Maryan waa loo cudur daaray maaddaama ay ka timid dal bur buray oo aysan helin tabobar fiican.

Maryan xataa kuma aysan jirin muuqaalka Kaamerooyinka markii oradadu socdeen. Waxay 400 oo mitir ku gaartay  hal daqiiqo iyo toban ilbiriqsi, halka gabdhihii ka horeeyay ay 50 ilbiriqsi ku dhammaysteen. Sidasoo ay tahay waxaa lagu tilmaamay inay hawl fiican qabatay.

W/Q Cabdi Qeyr Maxamed Jaamac

Maryan-nuh-muse- maryan-olompic

IMG_FEAF8F-D3E5C8-91FACF-BF6AFF-1A3D0B-30A8D1

Nagala Soo Xiriir:- [email protected]