Warakii Ugu Dambeeyay

Xasan Sheekh oo Xariga ka jaray Xarun ay ku shaqeyn doonaan Xubnaha Aqalka Sare

XASAN

Muqdisho:- Madaxweynaha Waqtigiisu dhamaaday ee Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta waxa uu xariga ka jaray xarun ay si KMG ugu sii shaqeyn doonaan Xubnaha Aqalka Sare oo ku taalla Degmada Shibis ee Gobolka Banaadir.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sidoo kale waxa uu Furay Kulankii Koowaad ee Xubnaha Aqalka Sare, waxa uuna Sanatarada Cusub ee Soomaaliya ugu baaqay in ay iska Ilaaliyaan wax walba oo Khilaaf keeni kara islamarkaana ay ka shaqeyaan Midnimadda Ummadda Soomaaliyeed.

 

 

Nagala Soo Xiriir:- Info@Tabiyenews.com