Warakii Ugu Dambeeyay

XOG: Gaas Oo Liiska Cusub Ee Aqalka Sare ku soo dari Doona Qab Qable Sare Gen. Morgan!!!

xog

Garoowe: Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ayaa sheegaya in goor dhaweyd Wariyeyaasha looga yeeray Xarunta Madaxtooyada Puntland halkkaasi oo la sheegayo in shir jaraa’id lagu qabanayo.

Wararka hordhaca ah waxa ay sheegayaan  in Madaxtooyada lagu soo bandhigayo Liiska la sheegay inay ku qoran yihiin 22 Xubnood oo ah Aqalka Sare kuwa umeteli doona Dawlad Goboleedka Puntland.

Dhanka kale XOG Hoose oo aan helnay ayaa sheegaya in Xubnaha liiska Aqalka Sare Ee ka imaanaya Puntland uu ku jiro Gen. Maxamed Siciid Xirsi (Morgan) oo ah qab qable Dagaal oo Soomaaliya Caan ka ah

Wixii Dheeraad ah la soco Tabiyenews.com

Moorga

Nagala Soo Xiriir:- [email protected]